Haddii aad dhibaato kaa haysato bixinta biilka isbitaalkaada, waxaad xaq u yeelan kartaa kaalmada dhaqaale.
Caymisna ma haysan?
Wixii caawinaad ah fadlan wac (520) 720-6519 ama email FAP@bensonhospital.org
Waxaad sidoo kale la xiriiri kartaa la taliyaha maaliyadeed ee Xafiiskayaga Ganacsiga si aad caawimo uga heshid:
Benson Hospital
450 S. Ocotillo Ave.
Benson, AZ 85602
Xulo linkiyada hoose si aad u akhrido siyaasadaheena ama u soo dejiso codsiga Barnaamijka Kaalmada Maaliyadeed:
Ingiriis
Español